Xaflad Afur ah oo Lagu Taageerayay Musharax Baadiyow oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Cape Town‏_Daawo Sawirada”
Linkedin

Xaflad Afur ah oo Lagu Taageerayay Musharax Baadiyow oo Xalay Lagu Qabtay Magaalada Cape Town‏_Daawo Sawirada”

Cape Town : South Africa | Aug 07, 2012 at 2:25 PM PDT
By
XX XX
Views: Pending
 

Waxaa Xalay Magaalada Cape Town Lagu Qabtay Xaflad Afur Aheyd oo Si Heer Sare ah Loo Soo Agaasimay Isla Markaana Ay Kasoo Qeyb Galeen Madaxda Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Cape Town Culumaa,udiinka,Waxgarad Aqoonyahanada,Ardada.Haweenka iyo Guud Ahaan Qeybaha Kala Duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ee Ku Nool Magaalada Cape Town.

Xafladaan oo Aheyd Mid Lagu Taageerayay Musharaxa Madaxweynimada Soomaaliya u Taagan Isla Markaana Doonaya In uu Majaraha u Qabto Siyaasada Soomaaliya Musharax Prf Abdiraxmaan Baadiyow Ayaa Waxaa Qudbado Kala Duwan Ka Jeediyay Isla Markaana La Hadlay Madaxda Jaaliyada. Mas,.uuliyiintii Jaaliyada ee Halkaa Ka Hadlay Ayaa Gabi Ahjaan Ku Dheeraaday Dareenkooda Ku Aaadan Sida Ay Uga Go,an Tahay Taageerada Musharax Baadiyow Waxa ayna Ka Faaloodeen Waxqabadka Muuqda ee Bulshada Soomaaliyeed u Qabtay Msuharaxaan Ayagoo Sheegay In Ay Ka Badan Ka Rajeynayaan Hadii uu Qabto Xilkaan Madaxtinimo ee Dalka Soomaaliya. Dadka Kasoo Qeyb Galay Xafladaan Ayaa Ka Sinaa Farxad iyo Reyn Reyn Ayadoo Wajaidoo Laga Dheehan Karay Sida Ay Ugu Baahan Yihiin Shaqsi Ka Samata Bixin Kara Dhibaatadii Daashatay ee Kasoo Gaartay 22kii Lasoo ee Lasoo Dhaafay Dagaaladii Ahliga ahaa Waxa Ayna Shacabka Illah Uga Baryayeen Musharax Baadiyow In uu Ku Guuleysto Xillkaan Adag ee uu Isku Soo Taagay.

1 of 1
wararka sojsa
waa sojsa soo saarideeda
mrdasar is based in Garden City, Georgia, United States of America, and is a Stringer for Allvoices.
Report Credibility
 
  • Clear
  • Share:
  • Share
  • Clear
  • Clear
  • Clear
  • Clear
 
 
 
Advertisement
 

Blogs

 >

Images

 >
 

More From Allvoices

Report Your News Got a similar story?
Add it to the network!

Or add related content to this report



Use of this site is governed by our Terms of Use Agreement and Privacy Policy.

© Allvoices, Inc. 2008-2014. All rights reserved. Powered by PulsePoint.