Ugaas ciise ugaas cabdulle ugaas beesha sade oo dhambaal Tacsi ah u diray shacabka Somaliyeed ,Tacsidaa oo ku wajahan geeri ku timid Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullahi Beeldaaje Maxamed.
Linkedin

Ugaas ciise ugaas cabdulle ugaas beesha sade oo dhambaal Tacsi ah u diray shacabka Somaliyeed ,Tacsidaa oo ku wajahan geeri ku timid Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullahi Beeldaaje Maxamed.

Arlington : VA : USA | Apr 09, 2012 at 8:00 PM PDT
XX XX
Views: Pending
 
Ugaas ciise ugaas cabdule ugaas beesha sade

TACSI



BEELDAAJE FAARAX BEELDAAJE XAAJI CABDULLAHI BEELDAAJE MAXAMED



INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN

Ugas ciise ugaas cabdulle ugaaska beesha sade ayaa tacsi u diray shacabka Somaliyeed ,Tacsidaaa oo ku wajahan geeri ku timid Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullahi Beeldaaje Maxamed. Ugaas ciise “Ugu horreyn waxaan shacabka soomaaliyeed iyo gaar ah qoyskii iyo eheladii uga tacsiyeynayaa geeridii shalay fiidkii (Axad 08 April) ku timid Beeldaaje Faarax Beeldaaje Xaaji Cabdullahi Beeldaaje Maxamed oo ku geeriyooday Isbitaal ku yaalla magaalada Al Cayn ee dalka Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE).”



Ugaasku waxa uu ILLAAHAY uga baryayaa Marxuumka inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Dhamaan Shacbiga Somaliyeed ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan ka siiyo.



Ugaas ciise ugaas cabdule . ugaaska ayaa sheegay in Beeldaaje Faarax uu ahaa oday dhaqameed Soomaaliyeed oo waqtigiisa inta badan geliyey sidii beelaha Soomaaliyeed ay ugu wada noolaan lahaayeen nabad iyo barwaaqo. Beeldaaje Faarax waxuu ahaa shaqsi karti iyo hufnaan leh oo door hoggaamineed ka qaatay isu keenida, wadajirka iyo wada noolaashaha beelaha Soomaaliyeed.



- DHAMMAAD - Arlington, Virginia, United States

Ugaas Ciise Ugaas Cabdulle Ugaska bari ee beesha Sade Daarood Gobolka Galgaduud iyo deegaanka puntland

1 of 2
Next
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN
INNAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHU RAAJICUUN
rahmfromseattla is based in Washington, Washington, United States of America, and is a Stringer on Allvoices.
Report Credibility
 
  • Clear
  • Share:
  • Share
  • Clear
  • Clear
  • Clear
  • Clear
 
 
 
Advertisement
 

Images

 >
 

More From Allvoices

Report Your News Got a similar story?
Add it to the network!

Or add related content to this report

Most Commented Reports



Use of this site is governed by our Terms of Use Agreement and Privacy Policy.

© Allvoices, Inc. 2008-2014. All rights reserved. Powered by PulsePoint.